Mareykanka oo ka dalbaday Turkiga in Gantaalada uu ka iibsaday Ruushka ku wareejiyo Ukraine

Dowladda Mareykanka ayaa wada dedaalo ay ku qancineyso waddamada katirsan Gaashaanbuurta NATO iyo Midowga Yurub ee Ruushka ka iibsaday hubka casriga in ay ku wareejiyaan hubkaasi dowladda Ukraine. Saraakiil Mareykan ah ayaa la sheegay in Turkiga kala hadleen suurto galnimada in gantaalaha difaaca hawada ee S-400 ee uu Ruushku sameeyay kana iibsaday dowladda Turkiga in … Continue reading Mareykanka oo ka dalbaday Turkiga in Gantaalada uu ka iibsaday Ruushka ku wareejiyo Ukraine